Map

For centuries a wide variety of people from all over the world have lived in Tower Hamlets. This has resulted in the building of many churches, chapels and synagogues for people to practice their religion. Over time some people have moved away and new people arrived, they have built new places of worship to accommodate their needs, and converted existing buildings into places of worship. More recently mosques, temples, gurdwaras and prayer rooms have been added to the already rich mix.

Click on one of the maps to find out detailed information about 167 of Tower Hamlets' religious buildings.

Map of Tower Hamlets

Bengali translation

Map of Tower Hamlets

Khariidad

Qarniyaal badan dad badan oo kala duwan oo ka kala yimi meelo badan oo aduunka ah ayaa ku noolaa Tower Hamalets. Taasi waxay keentay dhismaha kiinasado, Chapels (waa kiinsad ay leedahay mad-habta Protesantka), iyo Synagogyo (Waa gooba ay Yuhuudu wax ku caabdudaan) badan, si ay dadku cibaadadooda u gutaan. Waqti ka dib dad ayaa ka guuray dadna way usoo guureen, waxaanay dhiseen goobo cusub oo lagu cibaadaysto kuwaasoo daryeelayaya baahidooda waxanay badaleen dhismayaal jiray goobo lagu cibaadaysto. Intan danbe masaajidada, tamblada, gurdwarada iyo qolalka lagu tukado ayaa lagu soo kordhiyay dhismayaashii hore ee baaxada waynaa.

Guji mid ka mid ah khariidadan hoos ku taal si aad u heshid faahfaahin macluumaad oo dheeraad ah oo ku saabsan 167 goobood ee lagu cibaadaysto ee ku yaala Tower Hamlets.

Map of Tower Hamlets