Religion and Place in Tower Hamlets

A Building Exploratory Project with English Heritage and Arts Council England

Celebrating 167 of Tower Hamlets’ extraordinary places of worship

Places of worship are often the most noticeable buildings in an area. People tend to feel strongly about them, whether they visit them regularly or not. Looking at religious buildings can help you to understand an area's distinctive local history.

Religion and Place in Tower Hamlets is a Building Exploratory project.

Find out more about the Building Exploratory »

Bengali translation

Diinta iyo Goob ku taala Tower Hamlets

Mashruuca Daahfurrida Dhismayaasha Oo ay wehliyaan Hiddaha iyo Dhaqanka Ingriiska iyo Kownsalka Farshaxanka ee Egland.

U dabaaldega 167 goobood oo aad u yaab badan oo ah meelo wax lagu caabudo oo ku yaala ‘Tower Hamlets’.

Goobaha wax lagu caabudo waa kuwa inta badan aad looga dareemi karo dhismayaasha ku yaala goobtaas. Dadku waxay u hayaan tixgalin wayn kuwaas, hadday yihiin qaar si joogto ah u siyaarta goobahaas ama aany ahaynba Fiirsashada dhismayaasha diininga ahi waxay kaa caawinaysaa inaad fahamto taariikhda maxaliga ee sooca ah.

Diinta iyo Goob ku taala Tower Hamlets waa mashruuc ah Daahfurridda Dhismayaasha (Taariikhiga ah).

Si aad u heshid faahfaahin ku saabsan Daahfuridda Dhismayaasha fadlan guji halkan »